Baro Luuqadda Ingiriisiga Online
Haddii aad rabto inaad si fiican u barato luuqada ingriisiga, koorsooyinkan adiga ayaa laguu sameeyay.
Ha sugin—maanta iska diiwaangeli Caqli.com oo billow waxbarasho mustaqbalkaaga dhisi doona!
SIDA LOO IIBSADO
KOORSOOYINKEENA
Reading and Phonics
Grammar and Writing
Conversation and Dialogue
Benefit from
Casharro Cusub
Ku Saabsan Aasaasaha Caqli.com
Abdulhakeem Ali Dahir waa aasaasaha Caqli.com iyo macallin khibrad sare u leh baridda luuqadda Ingiriisiga. Hadafkiisu waa inuu ardayda Soomaaliyeed ka caawiyo inay si kalsooni leh ugu hadlaan Ingiriisiga, isagoo adeegsanaya habab casri ah oo fudud."
Abdulhakeem Ali Dahir
"I'm here to help you master English and advance your career!"



